Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Ciidamadii ugu Badnaa ee Kayimaada Wadanka Itoobiya oo Soogaley Beldweune
Pirates Threaten Food-Aid to Somalia: 2008.07.19
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:64
Date:23-07-2008
Bye Bye  - Maria Carey
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:103
Date:22-07-2008
bob marley - no woman no cry
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:39
Date:22-07-2008
Somali supermodels
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:271
Date:20-07-2008
Rihanna - Hate That I Love You
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:824
Date:20-07-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
May 14 2008
Ciidamadii ugu Badnaa ee Kayimaada Wadanka Itoobiya oo Soogaley Beldweune
Written by Ilyaas Axmed   
Wednesday, 14 May 2008

Beledweyne,(insidesomalia.org)- Ciidamo Itoobiyaan ah kuwii ugu badnaa abid ayaa xalay ilaa saaka soo galay gudaha Magalaada B/weyne, kuwaasoo howl-galo aan la fileynin ka sameeyay gudaha Magaalada.

Ciidamadan oo watay qalab isugu jiro hub iyo alaabaha caadiga ah ee Jooradiyo iyo Maacuun iyo sidoo kale xaasaskooda ayaa waxaa ay degeen xarunta Maamulka waxaana loo maleeyayaa in ay fariisin ka sameysanayaan sida muuqato.

Waana markii ugu horeysay ay Ciidamada Itoobiya fariisin ka sameysataan gudaha Magaalada B/weyne ilaa iyo haatana lama garanayo wax keenay in ay fariisin ka sameystaan Magaalada.

Ciidamadan oo xalay ilaa saakay ku soo qulqulayay gudaha Magaalada B/weyne ayaa waxaa ay saaka holw-galkii ugu horeeyay ee ay sameeyeen ku soo qabqabteen ilaa 15 wadaada tabliiqa, kuwaasoo ku sugnaa Masjid ku yaalo Xaafada Irid-aamin xarunta Iskuulka Mujamac dhiiba ee gudaha Magaalada B/weyne.

Qabashada Culumaa'udiinkan tabliiqa ah ayaa la'ogyen waxa keenay xiligani walow baryihii ugu dambeeyay ee ay soo galayeen Ciidamada Itoobiyaanka gudaha Magalaada sida la sheegay ay ka eegayeen wadaadan.

Dadka magaalada B/weyne ayaa aad uga xumaaday qabashada wadaadan tabliiqa ah, iyagoo markii ay maqleen qabashadooda ay ku soo dhacday xasuuqii Masjidka Al-Hidaaye ee Degmada Hilwaa ee Magaalada Muqdisho loogu geystay wadaado tabliiq ah, islamarkaana ay geysteen Ciidamada wadanka Itoobiya ee ku sugan Magaalada Muqdisho.

Xarigan loo geystay wadaadan tabliiqa ayaa waxaa ay ku soo beegmeysaa xili wax Maamul ah oo ka taliyo aysan jirin Magaalada B/weyne, islamarkaan la sugayo in uu imaado Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan,kaas oo dhawaan uu u magacaabay Reysul Wasaaraha Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya.





Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >